• Ku soo dhawaada
  • War-bixiin
  • Ugaaska
  • Ugaas Mustafa iyo Ayshaca


Ku soo dhawaada bogga

 

Interneetka ee Ugaaska Ciisaha.

 

Walaalaya
Kala soocda sawiradii ku soo laabankii  
Ogaas Mustaffe Maxamed Ibraahim
ee itoobia

WAA KUMA UGAAS MUSTAFE

News image

Ugaas Mustafe Maxamad  Ibraahim Ugaas Wacays   waxa uu ku dhashay Magaalada Diri Dhaba (Itoobia) sanadkii 1992.  Waxana uu ku Barbaaray isla Magaaladaasi halkaas ayuu ka bilaababay  Waxbarashadiisii  Aasaasiga ahayd  Dugsiga  Xaaji Cali . Dabadeed waxa oo uu uga gudbay Dugsiyada kale ee ku yaala Diri Dhaba  oo uu dhiganayey  Fasalka Toddobaad  . Ugaas Mutafa  waxa...

Ugaaska 19aad | OBO | Mercredi, 13 Janvier 2010

La suite

Ugaas Mustafa iyo wafdigii uu hogaaminayey oo soo gaadhay Ayshaca

Wararka naga soo gaadhaya Ayshaca ayaa sheegaya in ugaas Mustafe iyo  wafdigii wehelinayey soo gaadheen saaka  xarun dhaqameedka Sitti . Wafdiga ayaa maalintii Isniintii ka soo baxay Diridhaba soona  gaadhay mille halakaas  oo lagu qabtay shir wada tashi. Ka dib Ogaasku iyo wafdigiisu waxay u gudbeen Salaasadii xarun Dhaqameedka Habaqo....

War Degdeg Ha | Administrator | Jeudi, 24 Décembre 2009

La suite
London iyo xafladii bilicda lahayd PDF Imprimer Envoyer

Jaaliyada Cisse ee london degeen oo xaflad aad u qurux badan u qabaqaabisay Ogaas Mustafe. Diyaarinta isku duba riddida reer uk waxaay ahayd mid aan u qushuucnay.axaddii 25 bisha avril baay bilaabantay xafladdii qarniga ee ugaas mustafa lagu maamuusaayey.5tii galabnimo saacadda uk baa la furey halka xafladda ee xaafada heatrow waxaa lagu bilaabay aayaddo quraanka kariimka ah,waxaa ku xigey xadiis iyo ducooyin.waxaa ku xigey marti sharaf ka soocday dhamaan bulshadda soomaaliyeed iyo canfarta walaalaheen ah.soomaalidda la casuumey waxaa ka mid ahaa.beelaha samaroonka,issaqa. daarood, hawiyeh, banaadiriga, dirka digirle iyo mirifle.mid walba ugaas mustafe u  u duceeyey. Dhamaan daadki kaso qaybgalay habenka sharaftaaleh waxay tahniyaad u soo jediyen Ogaas Mustafe. Waxayna kuu boggadiyeen inu Ogaas Mustafe illahay caafimad iyo cimridhaarar siyo una xeelka la sarayna u fudaydiyo. Halka waxay isla dhigeene inu ogaas Mustafe yahay Ogaas soomaaliyed waxayna kaa codsaadeen inu is kuhawlo dib u heshiisinta beelaha soomaaliyed iyo madax dhaqameedkooda. Waxaa ku xigey qeeybta suugaanta oo lagu furey fanaanada  waweeyn ee soomaaliyeed , faadumo ahmed dhanbiil oo qaaday geraar cajiib ah iyo gabayagi Farax cuteh.

.waxaa lugu soo xidhay heeso iyo ciyaarahii hiddaha iyo dhaqanka aha.

 

Halkan ka daawo xafladdii london